Sawirada Gudaha: Sawiridii Laga Soo Qaaday Ee Gudaha Xafladii Xalay Ee Bandhiga Abaal-marinta Filmfare Kuwaaso Xiiso Badan

Looma kala harin xaflada Filmfare Awards ee caawa Mumbai si weyn u qabsatay waxaa isugu imaadeen Bollywoodka intiisa badan walina waxaa la sugayaa xidigo kale inee soo buux dhaafiyaan goobta.

Jilayaal badan iyo aflaam badan ayaa goobta lagu abaal mariyay waxaana ugu horeyaan Ranbir Kapoor oo xalay la gudoonsiiyay abaal marinta atooraha ugu wanaagsan markii sedexaad ayuuna hantay halka atariisho ugu wanaagsan la gudoonsiiyay Alia Bhatt
 
fadlan hoos ka daawo sawirada gudaha laga soo qaaday showga abaal-marinada ee Filmfare