Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada Ajay Devgan, Mandhuri Dixit, Rajkumar Rao Iyo Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

waxaa maanta bollywoodka haystaan xidigaha dhalinta-yar sida rajkumar rao kaaso ku mashquulsan xayeesiin u samaynta filimka ek ladki do dekha toh halka kartik aryan isagana uu ku mashquulsan yihiin xayeesiinta filimkiisa lukka chuppi halka kooxda total dhamaal ay booqdayn showga kapil sharma show si ay halkaas ugu soo xayeesiintaan filimkooda

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday Instagram ka

rajkumar rao

kartik aryan

malika arora

ajay devgan iyo mandhuri dixit oo booqdayn showga kapil sharma show

tabu

armaan malik

atariishada sanya malhotra oo ka qayb-gashay showga sundance film festival