Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada Akshay Kumar, Varun Dhawan, Sara Ali Khan, Anil Kapoor Iyo Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

waa usbuucan kale bollywoodka haystaan sawirada aktarada kala ah Akshay kumar, varun dhawan, Sara Ali Khan,  Anil Kapoor Iyo Aktaro Kale Oo Badan

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday barta Instagramka

sara ali khan

varun dhawan

akshay kumar

anil kapoor iyo wiilka uu sodohda u yahay anand ahuja

disha patani