Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada Alia Bhatt, Anushka Sharma, Sonam Kapoor, Sonakshi Sinha Iyo Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

usbuucan waxa uu bollywoodla u ahaa mid  mashquul badan madamaa aktaro qaar ay ku mashquulsan yihiin xayeesiin u samaynta filimkooda sida alia bhatt iyo ranveer singh oo lu guda jiraan xayeesiin u samaynta filimkooda gully boy

sidoo kale waxa dhalashadiisa u dabaal-dagaya aktarka farhan akhtar iyadoo aktarada si weyn ay ugu soo muuqanaayeen baraha bulshada gaar ahaan barta Instagram iyagoo soo dhigaayeen sawiro qurux badan

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday Instagram ka

Anushka  Sharma

Alia Bhatt

sonakshi sinha

manisha koirala oo maanta soo bandhigtay buug nolasheeda ka hadlaya

sonam kapoor

sushanta singh rajput oo ku guda jira duubista filimka sonchariya

farhan akhtar oo farxada dhalashadiisa la qayb-saday saaxiibtiisa shibani dandekar