Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada alia bhatt iyo varun dhawan , kareena kapoor iyo malika arora , priyanka chopra iyo parineeti Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

usbuucan waxa uu bollywoodka si weyn u qabsaday dhawr sawiro sida sawirka ay ku midoobayn sadexds ninka ee looga haray dhanka dance ee kala ganesh acharya , remo d’souza iyo prabhudheva kuwaaso ku kulmayn showda dance +4 sidoo kale sawirada kale ee hadal-haynta la imaaday waxaa ka mid ah sawirka ay ku midoobayn labada walaao ee kala ah priyanka chopra iyo parineeti chopra

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday Instagram ka

shah rukh khan iyo abram oo waxbarayaan abram

kooxda filimka bharat oo dhigtayn xaflada taaso ay ugu dabaal-dagayaan maadama ay soo gaba-gabeeyeen duubista  filimkan

alia bhatt iyo varun dhawan

sunny leone

priyanka chopra iyo parineeti chopra

Raga looga haray Dance-ga ganesh acharya remo d’souza iyo prabhudheva

kareena kapoor iyo malika arora

arjun kapoor oo isku dhisaayo filimka most indian wanted

F-G: Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Click kusii hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Xitaa haddii qoraalka uusan ku xiiso galineyn fadlan xayeysiinta Click noogu sii midaas ayaa muhiim noo ah anagana abaal ayaan kaaga heynaa.

Warbixin walbo xayeysiin ayay wadaata nagu caawi xayeysiimaha kala duwan inaad halmar Click ku siisid