Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada Amir Khan, Varun Dhawan, Katrina Kaif, Sunny Leone Iyo Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

waa usbuucan kale bollywoodka haystaan sawirada aktarada kala ah Amir Khan, varun dhawan, Katrina Kaif,  Shradha Kapoor Iyo Aktaro Kale Oo Badan

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday barta Instagramka

Amir Khan iyo Xaaskiisa Kiran Rao

Varun Dhawan Iyo Qoyskiisa

Katrina Kaif

Sunny Leone

Kriti Sanon

Shradha Kapoor

Ishaan Khatter