Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada Amithab Bachchan , Kriti Sanon , Shahid KapoorIyo Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

waa usbuucan kale bollywoodka haystaan sawirada aktarada kala ah
Amithab Bachchan, Ranveer Singh, Shahid Kapoor Iyo Aktaro Kale Oo Badan

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday barta Instagramka

shahid kapoor

Vicky Kaushal

Amithab Bachchan

kriti sanon

Parineeti Chopra

Malika Arora

Manish Malhotra

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*