Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada Amithab Bachchan, Priyanka Chopra, Nick Jones, Shilpa ShettyIyo Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

waa usbuucan kale bollywoodka haystaan sawirada aktarada kala ah Amithab Bachchan, Priyanka Chopra, Shilpa Shetty, Iyo Aktaro Kale Oo Badan

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday barta Instagramka

Priyanka Chopra

Nick Jones

Shilpa Shetty

Farah Khan

Jacquline Fernandez

Shweta Bachchan

Malika Arora Khan

Soha Ali Khan

Preity Zinta

Bipasha Basu

Karishma Tanna

Sushant Singh Rajput