Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada Deepika Padukone Ranveer Singh, Karishma Kapoor, Kiara Advani , Malika Arora  Iyo Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

usbuucan waxa uu bollywoodla u ahaa mid mashquul badan marka la fiiriyo labada dabaal’dag kuwaaso kala ah ciida christmas iyo dabaal-daga sanadka cusub iyadoo aktarada si weyn ay ugu soo muuqanaayeen baraha bulshada gaar ahaan barta Instagram iyagoo soo dhigaayeen sawiro qurux badan

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday Instagram ka

deepika padukone iyo ranveer singh oo u socdayn safarka bisha malabka waxa ay airport kula kulmayn xidigaha crickets ugu caansan dalka sri-lank

sushmita sen oo farxada sanadka cusub la qaadanaysaa qoyskeeda iyo gacaliyaheeda cusub

karishma kapoor oo nala wadaagtay xasuusaheeda sanadkii hore iyo mar ay la kulnatay Hillary Clinton

malika arora oo soo dhaweenaysaa sanadka cusub

daawo quruxda gabadha ajay devgan iyo kajol ee nysa devgan

kiara advani oo qaadanaysaa waqti qurux badan