Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada Katrina Kaif ,Mira Rajput , Shamita Shetty,  Ranveer Singh , Alia Bhatt Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

waxaa maanta bollywoodka sawirada atariishaooyinka kala ah katrina kaif iyo alia bhatt kuwaaso barahooda bulshada soo dhigayn sawiro soo jiidasho leh

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday Instagram ka

katrina kaif

alia bhatt iyo ranveer singh

ranveer singh

mira rajput

shamita shetty