Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada Priyanka Chopra, Kriti sanon, Siddhart Malhotra Iyo Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

waa usbuucan kale bollywoodka haystaan sawirada aktarada kala ah  priyanka chopra ,siddhart malhotra Riteish Dushmukh , Lara Dutta iyo aktaro kale oo badan

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday barta Instagramka

priyanka chopra iyo Jacqueline Fernandez

siddhart malhotra , arjun kapoor, mika singh , ritesh dushmukh iyo karan johar oo kuwada kulmay xaflada aroos ee reer ambani

Lara Dutta , Dia Mirza, Ritesh Iyo Kriti sanon oo ku wada sugan xaflada ambani

kriti sanon Iyo ritesh dushmukh

mira rajput oo ka mid ah martida xaflada ambani

Rhea kapoor

Vicky Kaushal

Malika Arora

Sonam Kapoor

Esha Doel

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*