Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada Sanjay Sutt , Arjun Kapoor , Karishma Kapoor ,  Priyanka Chopra Iyo Nick Jones Iyo Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

waxaa maanta bollywoodka haystaan sawirada laga soo qabtay labada aktar ee kala ah akshay kumar iyo kareena kapoor iyagoo sawir kooda maanta si weyn u loogu hadal-haayo baraha bulshada

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday Instagram ka

akshay kumar iyo kareena kapoor

arjun kapoor oo isku diyaarinaayo filimka panipat

esha gupta

sanjay dutt iyo xaaskiisa manyata dutt

karishma kapoor

priyanka chopra iyo ninkeeda nick jones

soha ali khan

sushant singh rajput

anil kapoor iyo gabadha uu adeerka u yahay jahnvi kapoor

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*