Sawirada Maanta: Weli Miyaad Aragtay Sawirada Shah Rukh Khan , Anushka Sharma Iyo Virat Kohli, Sonam Kapoor Iyo Arjun Kapoor , Ranveer Singh Iyo Aktaro Kale Oo Badan

maalin wacaan akhrisyaasheena qiimaha badan baraha bulshada waa mid si wey ay u ismticmaalaan dadka weliba si qaas ah waxaa isticmaala shaqsiyaad caan Sida xidigaha gudaha bollywoodka ka kuwaaso soo dhigaa. sawiradooda kuwaaso si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada weliba si qaas barta Instagram ka

usbuucan waxa uu bollywoodka si weyn u qabsaday aktarka ranveer sigh kaaso markasta  sawirka soo dhiga bartiisa Instagram sidoo kale waxaa usbuucan sawir soo dhigay aktarka shah rukh khan kaaso muddo aan wax soo dhigin sidoo kale waxaa sawir soo jiidasho ah soo dhigayn labada lamaane ee kala ah anushka sharma kohli iyo virat kohli

haddaba hoos ka daawo sawirada usbuucan ee qabsaday Instagram ka

shah rukh khan iyo wiilkiisa abram

Anushka Sharma kohli iyo ninkeeda virat kohli

ranveer singh iyo priya prakash

akshay kumar iyo kooxdiisa filimka kesari

varun dhawan

arjun kapoor iyo sonam kapoor

sunny leone

parineeti chopra

ishaan khatter iyo shahid kapoor

mandhuri dixit iyo ninkeeda