Sawirada Xidigaha Kale Kuwaaso Kasoo Daahayn Xafladii Xalay Loogu Dabaal-dagayay Guusha Simmba

waxaa xalay xaflad weyn dhigtayn kooxda filimka siimba oo ay ugu horeeyaaan hogaamiyaasha filimkaas ranveer singh iyo sara ali khan director filimkaas rohit shetty iyo soo saaraha filimka simmba ninka lagu magacaabo karan johar

Xaflad heer sare ah ayee xalay dhigteen kooxda Simmba maadama filmkooda 12 maalmod gudaheed $28 Million kusoo xareeyay waxaana lagu casuumay xafladan Ajay Devgan iyo Akshay Kumar oo muuqaalo marti kulahaa mashrucan

iyagoo dhawaan aan idin soo gudbinay warbixin dadka kasoo qayb-galayn xafladaas sida Kajol Devgan, Sara Ali Khan, Director Rohit Shetty, Karan Johar, deepika padukone

waxaana sidoo kale xaflada gadaal ka imaadayn kuwaaso soo daahayn xidigaha ay ka mid yihiin sonu sood , kunal khemu , uday tikekar, arun nalawde, ganesh acharya ,ayan mukerji, manish malhotra , bhushan kumar iyo shaqsiyaad kale oo badan

fadlan hoos ka daawo sawirada xidigaha gadaal ka imaadayn xaflada simmba