Sawiradii Ugu Horeyeen Ee Laga Soo Bandhigay Arooska Ranver Singh Iyo Deepika Padukone Maanta Ka Dhacay Italy!!

Ugu dambeyn daqiiqado kahor lamaanaha caanka ah Ranver Singh iyo Deepika Padukone waxay ka dhabeyeen xiriirkoda iyagoo noqdeen nin iyo xaaskisa.

Waxaan horey idiin kula wadaagnay in lamaanahan ay u safreen dalka talyaaniga halkaaso ay ku aqal galayaan waxaa lagu casuumay arooskan 30 qof oo qoyska iyo saaxibada dhow kamid yihiin.

Horey ayee u shaaciyeen in arooskoda u dhici doono 14 bishaan Novemeber ama 15-ka ugu dambeyn maanta ayuu dhacay waxyaabihii caadada iyo dhaqanka hinduuga ayeena isku nikaaxsadeen.

Qaar kamid ah xidigaha Bollywoodka ayaa arooskan lagu casuumay sida Shah Rukh Khan iyo Sanjay Leela Bhasanli iyo waliba kuwa kale oo badan wali sawiro wajigooda u gaar ah lama soo daabicin wali.

DeeVeer maanta farxad uma dhino maadama riyadii ay 6 sano isla soo wadeen maanta ay ka dhabeyeen maanta kadib Mrs. Deepika Padukone ayaa loogu yeeri doonaa ama Mrs Ranveer Singh maadama magaca seygeeda ay qaadan doonto

Maanta waxaan idiin la wadaagnay in aynu weynay sawiro u gaar ah lamaanahan kana turjumayey arooskoda balse hader waan helnay halkaan hoose ka daawo sawirada ugu horeyay ee laag soo bandhigay lamaanahan.

ranveer-deepika_44641113_2079507295693612_7286055093787660676_n

deepveer_life_42840717_2089866711103883_1395388066063832681_n

deepveer_life_44583231_340520156497391_6780611216158801981_n

deepveer_life_45383868_259808241303316_2926906807960885110_n

1854060891919806462

4052758379557193071

6075996786090574618

6207942657350922400

6442339399573521545

6555598757264043739

7441466322552644865

8187932254063005261 (1)

8187932254063005261 (1)