Sawiro aad u baahantahay inaad fiiriso halmar kabadan si aad u fahamto waxa meesha ka socdo.

Ma ogtahay in maskaxda insaanka ay soo saarto 12 wat oo koronto ah taasoo xitaa ku filan iney nal dhan shido waase marka uu qofka insaanka ah arin xooga saaro ama cadaadis badan la kulmo.

hadaba warbixintaan waxaan idiinkuugu soo qaadan doonaa sawiro kugu kalifaayo inaad inbadan maskaxdaada ka shaqeysiisid  qaarkood oo xitaa hal xiraale kugu noqon kara,waxayna sawirada isugu jiraan kuwa si kama’ ah ku yimid iyo qaar si kas ah loo sameeyay.

Si fiican sawirka u fiiri soo lama moodo in ninka uu wato gabo gabdheedka iyo surwaalka cad? xaqiiqdase waxay tahay gabadha ayaa taagan halka ninkana fadhiyo. qoorta gabadha fiiri.

Ma hubtaa in sawirkaan gabar kaaga muuqato? bal sifiican u fiiri.

Wiil iyo aabihiis oo kaarto cajiib ah la yimid.

Ma moodaa in uunreyska (dabagaallaha) doonayo in baabuurka xitaa cuno?

Waa sawir layaab leh soo ma ahan? balse runta waxay tahay in gabadha marnaba kusoo eegeynin balse wajigaad aragtaa uu Wargeyska gabadha wadato ku sawiran yahay.

tuug gacmo dheere ma gabadaha ayuu jeeb siibi rabaa tolow??

Makugu cusub yahay sawirkaan?

Waxaadba moodaa wiilka in jir gabdheed leeyahay balse runta waxat tahay in wiilka fadhiyo oo funaanada guduudan wato halka gabadhana foorarto.

Bal markale fiiri adaa fahmi doonee.

Nasiib soo malihid inaad sawirka ku dhex aragto nin lugahaas leh? kkk

waxay u muuqataa inaad xayawaan sawirka ka dhex aragto ee indhahaaga yeysan ku sirin.

Gabadha ma ninka ayay wax siineysaa mise? gacanta ninka si fiican u fiiri.

Soo yaab malahan sawirkaan bal markale dib u milicso.

Waji goroyo iney leedahay soo lama moodo? waa sawir lagu fara yareystay balse gabadha wajigeeda waxaa qariyay wajiga goroyada.

Wiilka ayaa fadhiyo oo joornaalka haayo xili gabadhana kusoo foorarto yuusan kaa hoos bixin.

Maxay sidaas iigu soo fiirinayaan tolow??

Dharkaan ninkii sameeyay soo maxkamad ma mudna?

Ilaa meeqo saac aad sawirkaan fiirinee adoo is leh waa intaas aad fahamtaa? Kkkkkkk waa sawir falaad ee ha isku mashquulin.

Fikirkaaga qeybta Commentiga nagula wadaag adoo noo sheegayo sawirka kuugu yaabka badnaa ee kusoo jiitay?

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*