Sawiro Aan Horey Loo Arag Una Gaar Ah Priyanka Chopra Arooskeda Hindu-ga Ah!!

Sidaan wada ognahay atirishada Priyanka Chopra waxay guursatay oo ay nolosha la qeybsaneysa fanaanka ama heesaga caanka Nick Jonas kaaso kasoo jeeda America mudo gaabana aqoon ka dhaxeyso.

1 December 2018 ayee aroos qaab kirishtaan loo diyaariyay ku dhigteen gobolka Jodhpur ee dalka India waxaana ku xiga aroos qaab hindu ah loo dhigay oo ay dhigteen 2 December 2018.

Hadaba xidigtaan ayaa arooskeda ku casuumen xidigo caan ah ama Bollywoodkaba balse waxay dhigatay xaflado waaweyn oo ay arooskeda ugu dabaal dageyso waxaana ugu horeysay xafladii Delhi ay kudhigatay misane u kasoo qeyb galay Raiisul wasaaraha dalka India.

Dhanka kale xaflado kale ayee Mumbai kudhigatay oo ay ku casuumtay Bollywoodka sida xafladii ugu dambeysay taaso wacdaro weyn ka dhacday goobta sidaan warbixinteeda horey idiin kula wadaagnayba.

Hadaba sawiro, muuqaalo iyo maqaalo qoraal ahba waan kasoo gudbinay atirishda Priyanka Chopra iyo arooskeda hadal heynta weyn abuuray sanadkii hore 2018 balse markaan wa sawiro hor leh.

Take a look at the pictures…

Haa, kuwa hor leh oo aan horey loo arag ayaa xidigtaan arooskeda laga soo bandhigay waliba arooskeda hinduga ahaa sida aad sare ka arki kartaan dhanka shaqada waxay duubistiisa dhameestiri doontaa The Sky Is Pink.