ARRIMAHA BULSHADA CIYAARAHA Nolosha Jilayaasha WARARKA MAANTA

Sawiro gabadhii kufsiga kusoo eedeysay laacibka qaranka Brazil Neymar JR iyo xogteeda oo kooban.

 

Neymar JR laacibka kooxda PSG iyo qaranka Brazil ayaa waxaa bishii hore lagu soo eedeeyay inuu ku kacay fal kufsi ah kadib markii gabar u dhalatay wadanka Brazil ay sheegtay inuu kufsaday.

Najila Trindade oo ah hooyo 26 jir una joogo wiuil 5 jir ah sidoo kalana ah gabar Model ah ayaa Neymar kusoo eedeysay inuu isku dayay inuu xoog ugu galmoodo kadib markii uu kusoo booqday Hotelka ay daganeyd.

Sida gabadha sheegtay Neymar ayaa isku dayay inuu xoog galmo ugu sameeyo inkastoo laacibka reer Brazil arinkaas inkiray iyo inuu xoog adeegsaday.

Hadaba halkaan hoose ka arag sawirada Najila Trindada;

Related posts

Innaba Caadi Mahaan: Kaarto Cusub Oo Laga Soo Bandhigay Filmka Saaho Waxaana Uu Gaar Yahay Hogaamiyaha Filimkan Prabhas!!!

Jabriil Abdikadir

Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (30 May 2019) Warar Sport Update ah kaga bogo

Zakarie

Filmka Bharat Iyo Todobaadkiisa Kowaad La Fidiyay Ganacsiga Adag Uu Sameeyay Kani Waa Hit Aan La Joojin Karin!!

Ali Aadan

Mala Socotaa Inay Jiraan 6-Cudur Oo Aad Ka Qaadi Kartid Shumis Aad Sameysid Wadada Caafimaadkaada!!

Ali Aadan

Jilayaasha Bollywoodka Ee Diiden Iney Isla Shaqeyaan Gabi Ahaanba Qeybtii 3aad (+Sawiro)

Ali Aadan

Sara Ali Khan Maxay Ku Jawaabtay Markii La Weydiiyay In 1 Crore Darteeda Ay Walaalkeeda U Dharbaaxi Karto

Jabriil Abdikadir