Sawiro Shidan Kuwaaso U Gaar Ah Atirishada Filmka De De Pyaar We  Rakul Preet Singh

Rakul Preet Singh waa atirishoo ka xamaalata shirkadaha kala duwan ee India sida Bollywood, Tamil iyo Telugu waxayna sameysay aflaam badan oo koonfur ah.

Sido kale filmkedi u horeyay ee Bollywoodka ahaa waxuu ahaa filmka Yaariyan ee sanadkii 2014 la daawaday sido kale bishaan Febraayo waxay la imaan doonta filmka Bollywoodka ah ee De De Pyaar De kaaso ay Ajay Devgan la hogaamin doonto.

Hadaba waxaa la soo bandhigay xidigtaan quruxda badan sawiradii u dambeyeen ee laga qabtay kuwaaso ay ku qabsatay baraha bulshada maadama sawiro shidan ay ahaayen.

Rakul Preet Singh filmkeda Aiyaary oo ay la hogaamineyso Sidharta Malhotra waxaa la daawan doona 16 Febraayo ee sanadkaan waana bisha aan ku guda jirno qaasatan jimcaha nagu soo aadan ayaa tiyaatarada la saari doona sida qorshaha ah.

Fadlan Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Shidan Ee Xidigtaan Laga Soo Bandhigay:

Rakul

Rakul-1

Rakul-2

Rakul-3

Rakul-4