Sawiro u gaar ah walaalaha Bollywood-ka ka wada tirsan ee aan muuqaal ahaan la kala garan karin

Bollywood-ka waxaa ka tirsan shaqsiyaad walaalo ah oo magac ku yeesheen fanka Hindiya iyo daafaha caalamka xirfada ay leeyihiin.

Balse warbixintaan waxay gaar u tahay walaalaha Bollywood-ka ka wada tirsan kuwaas oo muuqaal ahaan siweyn isugu eg oo dadka dhan isku raaceen inay yihiin shaqsiyaad 100% is shabahaan:

Rakesh Roshan iyo Rajesh Roshan

Anil Kapoor iyo Sanjay Kapoor

Anupam Kher iyo Raju Kher

Abbas Burmawalla iyo Mustan Burmawalla

Luv Sinha iyo Kush Sinha

Riya Sen iyo Raima Sen

Rahul Roy iyo Rohit Roy

Sonam Kapoor iyo Rhea Kapoor

Kangana Ranaut iyo Rangoli Ranaut

Farah Khan iyo Sajid Khan

Raghu Ram iyo Rajiv Laxman

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*