ARRIMAHA BULSHADA CIYAARAHA Nolosha Jilayaasha WARARKA MAANTA

Sawiro; xafladii aroos ee quruxleyda turkiga Amine Gulse iyo Mesut Ozil.

 

 

Laacibka kooxda kubadda cagta Arsenal Mestu Ozil ayaa shalay la aqal galay gabadha heysata abaal marinta Miss Turki kadib xiriir jaceyl oo mudo dheer ka dhaxeeyay.

Xaflada arooskooda oo ka dhacday Four Season ayaa waxaa kasoo qeyb galay shaksiyaad badan oo caan ah kuwaasoo uu ugu sareeyay madaxweynaha wadanka turkiga ee Ordagan.

Hadaba halkaan hoose ka bogo sawiradii xaflada Ozil.

Related posts

HAWEENEY IYADOO KOOMO KU JIRTA LAGU XAD GUDBAY

Daawo Maxaa Ka Cusub Fanka Caalamka

Zakarie

21 Caruur Bollywoodka Baraha Bulshada Ugu Caansan Taageero Fara Badana Kuleh (+Sawiro)

Ali Aadan

Sheeko Qosol Badan

Jabriil Abdikadir

Daawo: Maanta iyo Kooxdaada Maxaa Ka Cusub 28 May 2019

Zakarie

BOI oo sheegtay Bharat waa filim guuleestay iyo ganacsiga adag uu sameeyay maalintiisa afaraad

Zakarie