SAWIRRO: Sidee ayey hadda muuqaal ahaan u egyihiin gabdhihii India usoo qaaday billada Miss World (Gabadha ugu qurxoon dunida)?

Manushi Chhillar ayaa noqotay gabadhiisa ugu dambeesay ee u dhalatay dalka india taaso loo doortay gabadha ugu qurxoon adduunka iyadoo loo xiray taajka (Miss World 2017), ogoowna Manushi Chhillar oo u dhalatay dalka India waxaa la filayaa inay dhowaan kusoo biirto shirkadda aflaanta Bollywood Film Industry.

Si kastaba ha ahaatee, Manushi Chhillar hanashada taajka Miss World waxaa uga horreeyey atariishooyin markii dambe caan ka noqday Bollywood.

Tusaale ahaan kasoo billoow Sushmita Sen ku keen Priyanka Chopra – laakiin ujeedkeennu ma ahan inaan liiskaas tixraac ku sameyno.

Ujeedka warbixintaani wuxuu yahay inaan idinkugu tusno muuqaal ahaan sida ay u ekaayeen gabadhaha u dhashay dalka India markii ay ku guuleysanayeen taajka Miss World ee sannadkaan 2017ka loo doortay Manushi Chhillar iyo maanta muuqaal ahaan sida ay u yaallaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRO CADDEYN AH IYO QAABKA UU MUUQAALKOODU ISKU BEDELAY.

Tani waa Aishwarya Rai
Tani waa Dia Mirza
Tani waa Lara Dutta Bhupathi
Tani waa Priyanka Chopra oo billadaan qaadatay sannadkii 2000
Sushmita Sen ayaa billadaan ku guuleysatay 1994tii