Shacabka Reer Hindiya Dhaleeceyn Xun Markee La Kulmeen Maadama Filmadan Ay Flop Ka Dhigeen!!

Ma rumeysan kartid filmada soomaalida dhankeeda guulo waaweyn ka gaareen soona dhaweyeen balse hindida dhankeeda Flop ama filmo guul dareestay ka noqdeen.

Daawadayaasha daafaha caalamka ayaa in badan reer hindiya ku dhaleeceyeen inee soo dhaweyn waayeen aflaamtan u qalmaan in la daawado fadlan halkaan hoose kaga bogo.

Sooryavansham: ama 2 cali-dheere goorii goori waa film guul-dareestay ganacsi ahaan (Flop) sababto ah markii tiyaatarada la saaray dad yar ayaa usoo daawasho tageen si dhaqsi ayana tiyaatarada looga dajiyay dadkii markii tiyaatarada laga dajiyay ayee qeylo bilaaweyn in dib loo saaro tiyaatarada maadama ay kawada heleen waana laga diiday arinkaas Tv-yada ayuu Blockbuster ka noqday mashruucan.

Sanam Teri Kasam: inaba caadi ma ahan filmkaan soomaali badan ka oohiyay qaasatan gabdhaha waa film Classic ah balse jilayaasha filmkaan oo awood laheen iyo xiliga la saaray tiyaatarada aawged dadyar ayaa usoo daawasho tageen sidaas ayuuna Flop ku noqday.

Hamari Adhuri Kahani: Vidya Balan filmkeeda ugu wanaagsan abid waa filmkaan sidee u jishay atirishadan oohin badan ayee kaakeene balse si lama filaan ayuu ku noqday Flop sababtaasna Emraan Hashmi ayaa leh.

Daawadayasha oo Emraan ka niyad jabsan filmadiisa ayuu mashruucan la imaaday markii uu cusba dadka tixgalin ma siinii balse markuu tiyaatarada ka dagay ayee ogaadeen sheekada filmkaan dad badan ayaana ka qoomameeyay ineesan daawan mashruucan xiisaha leh Vidya aad ayee oga naxday Flop markuu ka noqday filmaan.

Lasoco qeybaha xiga dad weynaha hindiya degen iyo dhaleeceenta ay kala kulmeen daafaha caalamka kadib markee xaqireen aflaam u qalmaan inee Blockbuster noqdaan.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…