Shah Rukh Khan Iyo Salman Kha Filmkoda Karan Arjun Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday!

Waxaa maanta oo kale 13 Jan 1995 la daawaday filmkii caanka ahaa ee Karan Arjun kaasi oo Blockbuster weyn noqday.

Filmkaan waxaa hogaamiyaal ka ahaayen Salman Khan iyo Shah Rukh Khan waana mid kamid ah aflaamtii ugu waaweyned ee 90kii Bollywoodka sameyaan.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Karan Arjun Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday:

Director: Rakesh Roshan

Jilaayaasha: Salman Khan, Shah Rukh Khan, Mumta Kulkarni, Kajol, Amrish Puri, Rakhee iyo kuwa kale

Xiliga la daawaday: 13 January 1995

Tiyaatarada laga daawaday: 250

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 80 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 2.24 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 4.28 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 6 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 25.28 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 287.67 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 42.06 croreTirada tikit u goosatay – 29-malyan 9, 13000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 15.71 Crore

Natiijadiisa: Blockbuster

Qiimeynta IMDB Rating – 6.9/10

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*