Home Nolosha Jilayaasha Shah Rukh Khan ” Ma Doonaayo In Gabadheeda Suhana Khan Ay La...

Shah Rukh Khan ” Ma Doonaayo In Gabadheeda Suhana Khan Ay La Kulanto Wiil Magaciisa Uu Yahay Rahul”

Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan oo kamid ah atoorayasha loogu jecel yahay dunida ayaa nasiib kuleh magacyada kala ah Rahul Iyo Raj oo inta badan filmadii loogu yeeray oo dhan guulo taariikhi ah gaaren.

Xitaa taagerayaal fara badan ee daafaha caalamka ayaa magacyadan la baxeen ayagoo oraahyo kasoo amaahanaya xidiga ay taageran

Waxaa kaloo jirto in jilaagan jecelyahay magaca Rahul in aflaamtisa badanaa loogu yeero maadama magacyadas uu ka dhaxlay aflaam taariikhi ah waliba oraahyo caan ku ah magacyadan ayaa jiraan.

Shah rukh khan ayaa magaca Rahul waxa uu ku sameeyay aflaamo classic ah sida Darr, Dil To Pagal hai, Kuch Kuch Hota Hai ,Kabhi Khushi Kabhi Gham iyo aflaamo kale oo badan iyadoo dhamaantood ay yihiin aflaamo jaceyl ah

haddaba Shah rukh khan dhawaan isagoo ku guda jira xayeesiin u sameynta Shirkad Mobilada ayaa waxa uu ka dhawaajiyay inuusan doonayn inay gabadhiisa Suhana ay la kulanto wiil leh magaca Rahul

iyadoosida aan la socono srk magaca Rahul  uu kusoo jiitay dumar fara badan haddaba srk ayaa la weydiiyay haddii gabadhiisa suahana ay la kulanto wiil lagu magacaabo Rahul?

Shah Rukh Khan ayaa si weyn u qoslay isagoo sheegay inuusan jeclaysan doonin midaas madaama magacaas uu yahay magac wata mucjiso gaar ah isagoo sheegay in raga magaacaas wata ay yihiin tuugo kuwaaso xada qalbiyada




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...