Shah Rukh Khan Oo Lagu Arkay Magaalada Kolkata Isagoo Daawanaayay Ciyaartii Cricket Ee Dhex-martay Kooxdiisa Knight Riders iyo Eden Gardens

Shah Rukh Khan kaaso maalmahan laga waayay shaashada bollywoodka ka dib markii uu ka fashilmay filimkiisa Zero kaaso si weyn ugu guul-daraystay Boxx Officeka

laakiin aktarkan hadda waxa uu ku tala jiraa inuu ku biiro dhanka iyo samaynta musasalada onlinr loogu daawado ka dib markii ay 3 mashruuc cusub usoo bandhigtay shirkada Netflix

inkastoo aktarkan uusan weli go’aansan samaynta mashruuciisa xiga ayaa  shalay oo axad waxaa lagu arkay magaalada Kolkata isagoo daawanaayay ciyaar kulul u dhaxeesay kooxaha ka kala socda magaalooyinka Kolkata iyo Hyderabad  kuwaaso kala ah Kolkata knight rises iyo Eden Gardens kuwaaso ka socda magaalada Hyderabad

Shah rukh khan waxa uu share ku leeyahay kooxda Kolkata knight rises waxaana sidoo kale kooxdaas share ku leh atariishada Juhi Chawla isagoo aktarkan si weyn ula dabaal-dagayay guushiisa kooxdiisa kolkata knight rises ay gaartay kooxda Eden Gardens

fadlan hoos ka daawo sawirada shah rukh khan oo daawanaya ciyaartan kulul