Nolosha Jilayaasha WARARKA MAANTA

Shahid Kapoor Nasiib Xumadiisa Waxaa Kamid Ah Inuu Iskadiiday Film Aamir Khan Hogaamiye Ka Yahay Inuu Wax Kajilo!!

 

Jilaaga caanka ah Shahid Kapoor waa mid kamid ah jilayaasha ugu qaab jiliinka wanaagsan ee shirkada Bollywoodka katirsan waqtigaan waxuuna meesha ku joogaa qaab jiliinkiisa heerka sare ah.

Shahid guushiisa ma badno iskaba daa Hits badan uu sameeyo waxuuna fanka kujiraa kudhowaad 17 sano hadaba waxaa jirta fursad dahabi ah oo xidigaan soo martay taaso uu shaashada kula wadaagi lahaa Mr.Prefectionist Aamir Khan.

Filmkaas film kale ma ahan waa filmkii Rang De Basant ee la daawaday bilawgii qarnigaan sido kalena ay wada jileen Aamir Khan, R.Madhavan iyo xidigo kale oo badan waana mashruuc guul wacan gaaray.

Shahid wareysi uu bixiyay wuxu ka shalaayey ama ka qoomameeyay diidistii uu iska diiday filmkaan waxuuna yiri isagoo hadlaayo,”waan ka qoomameeyaa in badan in aan hada kahor iska diiday Rang De Basant.”

Wararka waxay sheegeen inuu iska diiday doorka atooraha Siddharth jilay waana atoore koonfur aflaamteeda sameeya inta badan sido kalena ah doorka labaad ee ugu weyn filmka Siddharth inta badan Aamir ayuu shaashada la qeybsaday.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

Related posts

Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (27 May 2019) Warar Sport Update ah kaga bogo

Zakarie

Daawo: Sanjay Dutt Diinta Islaamka miyuu qaatay, Salman & Katrina kalama maarmaan iyo arimo kale.

Zakarie

Dhacdooyin xaqiiqi ah oo dhacay Saif Ali Khan Oo Hada Kahor Badbaadiyay Nolosha Xidigii Weynaa Ee Shashi Kapoor!!

Ali Aadan

Alia Bhatt Oo Qiimo Ku bixisay Qurxinta Gurigeeda Cusub Waxaana U Naqshadeesay Shah Rukh Khan Xaaskiisa Gauri Khan

Jabriil Abdikadir

Maxaad Ka Taqaanaa Shaqsiyaadka Ugu Qanisan Dunida Ee Hantidooda Gaartay Billions?

Shabakada BOI oo cadeesay Ranveer Singh inuu noqday Atooraha suuqyada caalamka Bollywood-ka ugu awooda badan!

Zakarie