Shahid, Kareena Ilaa Sonakshi Xiddigaha Bollywoodka Fadeexo Iyo Ceeb Dhexda Ka Galeen Kadib Markii Muuqaalo Iyo Sawiro Anshax-xumo Laga Sameeyay (+Sawiro)

Jilaa Bollywoodka katirsan oo aan ceeb iyo fadeexo qabsanin maba kujiro jilaa walba fadeexo ayuu la kulmay mid looga been abuurtay iyo mid xaqiiq ah balse lagu xumeynaayey hadaba waxaan idiin heyna 10 jilaa Bollywoodka katirsan oo fadeexo la kulmeen xiliyo kala duwan.

Muuqaalo been abuur ah ayaa laga sameeyay jilayaashan atiriishooyinka u badan mid walbana xiligii muuqaalkan been abuurka ah laga sameeyay ayee shaaciyeen inuu been abuur yahay balse dadka markii hore run ayee umaleyeen hoos kaga bogo:

Shahid Kapoor iyo Kareena Kapoor: Lamaanihii hore ee Bollywoodka mar ayaa la daba dhigtay waxaa Internet-ka lagu arkay muuqaal Shahid iyo Kareena shumiska bishimaha wadaagayaan hadana muuqaal kale ayaa Bebo laga faafiyay iyadoo dharka sare dhiganeyso ilaa hadana waa kuwa Internet-ka dhex mushaaxaan muuqaaladan.

Katrina Kaif iyo Walaashed Isabel Kaif: sanadkii 2014 Katrina Kaif mustaqbalkeeda fanka ayaa dhulka gali lahaa kadib markii laga faafiyay muuqaal Katrina ay qaawantahay shirkada Bollywoodka dadka ka shaqeyo oodhan ayaa ka naxeen muuqaalkan iyo taageerayaashedaba balse Kaif muuqaalkan wey inkirtay.

Waxay ku sheegtay in aysan iyada ahen loogana been abuurtay xitaa walaasheda Isabel ayaa muuqaal fadeexo ah laga faafiyay inkastoo markii dambe dadka laga dhaadhiciya in waxani been abuur yihiin.

Been Abuurkii Aryan Khan iyo Navya Naveli: King Khan wiilkiisa Aryan Khan xitaa Internet-ka ayaa lagu fadeexestay kadib markii isaga iyo gabadha uu awoowga u yahay Amitabh Bachchcan ee Navya laga sameeyay muuqaal been abuur ah oo ay wada qaawan yihiin dad iyaga shabahaan ayaa muuqaalkas laga duubay qoyska labada dhinac muuqaalkan been abuur inuu yahay ayee saxaafada u sheegen.

Veena Malik: Atiriishadan reer Pakistan dhowr jeer ayee muran iyo fadeexo dhexda ka gashay waxaa Internet-ka lagu faafiyay muuqaal iyada iyo atooraha Ranjan Verma wadaagayaan dareen xad dhaaf ah balse atiriishadan waxaay sheegtay in muuqaalkan  uu kamid yahay filmka zindagi 50-50.

Hansika Motwani: Atirishada caanka ah ee Hansika markeeda waxaa looga been abuurtay muuqaal Internet-ka lagu faafiyay xili ay qubeysaneysay ayna qaawaned balse waxay sheegtay in gabar iyada u ek tahay balse iyada ahen muuqaal been abuurna yahay markii la baaray waxaa la ogaaday in gabadha qubeysaneyso aysan ahen Hansika balse tahay gabar kale.

Lasoco Qeybta Labaad: 10-ka jilaa Bollywoodk ee xiliyo kala duwan fadeexo dhexda ka galeen kadib muuqaalo been abuur ah laga faafiyay:

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*