Shalay Oo Kale Waa Maalinta La Daawaday Rani Mukerji iyo Vidya Balan Filmkoda No One Killed Jessica Guul Wacana Gaaray!!

 

No One Killed Jessica waa film guul wacan gaaray waxaana wada hogaamiyen Rani Mukerji Iyo Vidya Balan kaasona la daawaday shalay oo kale 7 Jan 2011.

Filmkaan qaab jiliinka heerka sare ay kusoo bandhigen xidigahan ayaa sido kale guul wacan u gaaray maadama uu noqday Semi-Hit.

Halkaan Hoose Kaga Bogo No One Killed Jessica iyo Sida Uu Semi Hit Ku Noqday:

Jilayaasha Filmka: Rani Mukerji, Vidya Balan iyo kuwa kale

Director: Raj Kumar Gupta

Xiliga la daawaday: 7 January 2011

Tiyaatarada laga daawaday: 950

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 3.22 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 12.18 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 19.38 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 19 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 29.12 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 35.44 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 39.66 CroreTirada tikit u goosatay – 3-Malyan 6,860 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  13.69 CroreNatiijadiisa: Semi-Hit

Qiimeynta IMDB Rating –7.2/10