Shaqsiyaad Caanka Ee Guur-Kooda Ka Dhigtay Mid Qarsoon (Qabta 1aad)

Marka Aad Tahay Shaqsi Caan Ah Mar Walba Waxaa Ku Hortaagam Saxaafada Oo Doonaysa Inay Ka Qorto Xumaan Iyo Samaan Taasina Waa Mid Ay Ku Dhiban Yihiin Shaqsiyaad Caan Ka Ah

Iyagoo Qaarkood Sameeya Waxyaabo Isaga U Gaar Ah Sida Arooska Qarsoodiga Iyadoo Ay Jiraan Shaqsiyaad Badan Oo Sameeyay Sida Aktarada Bollywood Ee Kala Ah Mithun Iyo Sridevi Laakiin Maanta Waxan Ka Hadlaynaa Dhinaca Hollywood Ka Iyagoo Liiskan Ay Ku Jiraan Dad Caan

Haddabe Hoos Kaga Bogo Shaqsiyaad Caan Ah. 

1. Cardi B Iyo Offset

Labadan Waxay Isguursadeen September 2017  Ka Dib Markii Ay Cardi B Ay Dalbatay In Shaaca Laga Qaado Guurkooda Taaso Ay Mar Labaad Dhigtayn Aroos Kale Oo Weyn Waxay Shaaciyeen June 2018

2. Amanda Seyfried Iyo Thomas Sadoski

Labadan Waxay Isguursadeen July 2017 Laakiin Waxay Shaaciyeen Bisha March Sanadkan

3. Alicia Vikander Iyo Micheal Fassbender

Labadan Ayaa Arooskooda Uu Aha Mid Qarsoodi Ah Iyagoo Xitaa Aan U Sheegin Asxaabtooda Iyo Qoyskooda Waxa Ay Isguursadeen Bisha October Sanadkii Hore Laakiin Waxa Ay Shaaciyeen February Sanadkan

4. Alison Brie Iyo Dave Franco

Franco Iyo Alison Ayaa Waxa Ay Isguursadeen Bisha March Ee Sanadka 2011 Iyagoo Markii Ugu Horeeyay Ay Kulmayn Sanadkii January 2011 Ka Dib August 2015 Ayaa Ay Shaaciyeen Waxa ay Dhigtayn Xaflad Faraanti-Gelis Iyagoo 4 Sano Ay Si Hoose Isku Qabayn

5. Gisele Bundchen Iyo Tom Brady

Gisele Iyo Brady Waxaa Lagu Tilmaamaya Kuwa Ka Mid Ah Lamaanayaasha Kuwooda Ugu Awoodda Badan Dunida Waxa Ay Lamaanayaasha Isguursadeen Sanadkii 2009 Iyagoo Xariirkooda Qarinaayeen Muddu 7 Sano waxaana Ugu Dambayn Ay Shaaciyeen Sanadkii 2016

La Soco Qaybta Labaad