Home Nolosha Jilayaasha Sheekada Gacan Wey Dhaaftaa Marka Hees Roob Ah La Sameeynaayo Iyo 10...

Sheekada Gacan Wey Dhaaftaa Marka Hees Roob Ah La Sameeynaayo Iyo 10 Atoore Kusigteen Inee Ku Taraaraxaan Atiriishooyin!!

 

In Film la sameeyo wax sahlan ma ahan qaladaad fara badan ayaa dhacaan intii la duubaayo filmkaas mararka qaar jilaa ayaa naftiisa Qatar ku gali kartaa ama dhaawac ku gaari karo mararka qaarna atoore ayaa si aan kutalo gal aheen ugu fududaan karo atiriisho marka muuqaal dareen ku dheehan duubayaan balse waa kuwa is bar qabtaan.

Xitaa mararka qaar waxaa dhacdo in si lama filaan ah atoorayaasha ku taabtaan qeybaha gaarka ah ee jirka atiriishada marka film jilista dhib ayee ka maraan xidigahan kaliya anaga waxaan daawanaa film dhanwalba laga soo diyaariyay faaf reebid badana lagu sameeyay waxaa dhici karta hal muuqaal dareen ah in hal maalin dhan duubis qaadato sababo la xariirta in sidii la rabay ay u jili waayen ama qaladaad ka dhacay xidigaha.

Hadaba maqaalkan waxaan kusoo bandhigeynaa 10 atoore iyo 10 atiriisho Bollywoodka katirsan kuwaso kusigteen inee isku talax tagaan ama isku fududaadaan maadama heeso dareen ku dheehan ay duubayeen walib xili roob ah ama biyaha ku dhex duubayeen.

Waa xiliyo kala duwan heesahan iyo jilayaashan qaarkood isku jiil maba ahan dhamaan heesahan kuwa laga daba dhacay ayee noqdeen habka ay u jileen xidigahan iskugusoona dhowaadeen oo laga helay qaarkood heesaha si waali ah ayee u gadmeen waxaana liiskn kujira Akshay Kumar oo waligiis u badnaa heesaha biyaha lagu dhex jilaayo.

Waa atoore inta badan heesihiisa kuwa dareenka isku soo dhowaanshaha ah biyo kudhex jilay hoos ka daawo atoorayaasha kale iyo atiriishooyinka 10 hees laga soo qaatay oo si weyn u hirgaleen heesahan..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Katrina Kaif – ‘Gale Lag Ja’ from ‘De Dana Dan’

Kareena Kapoor – ‘Bhage Re Mann’ from ‘Chameli’

Priyanka Chopra – ‘O Saiyyan’ from ‘Agneepath’

Aishwarya Rai – ‘Barso Re Megha’ from ‘Guru’

Kajol – instrumental number from ‘Kuch Kuch Hota’

Rani Mukherji – ‘Hum Tum’ title song

Raveena Tandon – ‘Tip Tip Barsa Pani’ from ‘Mohra’

 Smita Patil – ‘Aaj Rapat Jaye’ from ‘Namak Halaal’

Madhubala – ‘Ek Ladki Bheegi Bhaagi Si’ from ‘Chalti Ka Naam Gaadi’

Sridevi – ‘Lagi Aaj Sawan’ from ‘Chandni’

Dhamaad..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...