Home Nolosha Jilayaasha Shilpa Shetty “filim jilista waxaan ka jeclahay inaan qoyskeyga waqti la qaato”...

Shilpa Shetty “filim jilista waxaan ka jeclahay inaan qoyskeyga waqti la qaato” (+sawiro)

Shilpa Shetty waa atirishadii 90-maadkii Bollywood-ka heesan jirtay sidoo kalena ahayd atirisho ka dhaxeesay Bollywood-ka madaama ay dabeecadeeda ku gaartay inay atoore kasto filim la sameyso.

Shilpa Shetty ayadoo Maamo ah hadana weli taageerayaal aad u badan ayay leedahay marwalbana waxaa laga dalbadaa inay shaashadaha dib ugu soo laabato.

Balse xidigtaan hami uma heyso filim jilista waxayna ka jeceshahay inay seygeeda Raj Kundra iyo wiilkeeda Viaan inay waqti la qaadato.

Shilpa Shetty waxay tiri “Waad ku mahad santihiin jaceylka joogtada ah ee aad ii muujisiin marwalbo balse filim jilista waxaan ka jeclahay inaan qoyskeyga waqt la qaato”

Shilpa ayaa soo bandhigtay sawiro bilawgii todobadkan ah oo ay waqti la qaadaneyso qoyskeeda balaaran xitaa hooyadeed Sunanda iyo walaasheed Shamita Shetty ayaa kulankaan banaanka lagu soo qax weeyay qeyb ka ahaayeen.





WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...