Home Nolosha Jilayaasha Shumiskii Ugu Horeeyay, Google-ka Waxay Ka Baarto Iyo Arimo Badan Sunny Leone...

Shumiskii Ugu Horeeyay, Google-ka Waxay Ka Baarto Iyo Arimo Badan Sunny Leone Shaaca Ka Qaaday!!

 

Sunny Leone waa mid kamid ah atiriishooyinka ugu caansan caalamka bal ee waaba shaqsiga loogu baadi goob badan yahay caalamka waqtigaan maadama maalin walba malaayiin dad ah ay ka baadi goobaan Google-a xog kusaabsan xidigtaan.

Sunny waayaheeda hore waxay ahed atiriisho aflaamta anshax xumada ah sameeyso markii dambe Bollywoodka ayee usoo wareegsatay shirkada filmada anshax xumada ahna wey isaga baxday sido kalena waa haweeney reer leh hader oo xaas ah.

Dhowaan wareysi ay bixisay xidigtaan waxaa lagu weydiiyay suaalo dhowr ah misane xiiso leh waxaa la weydiiyay shumiskii kowaad ee abid la shumiyo waliba shumiska bishimaha waxay tiri iyadoo ka jawaabeysa,”qofkii daawaday filmka nolosheyda aan oga hadlaayo (Karenjit Kaur) ayaa arki kara shumiskeyga kowaad.’

“Dugsi sare ayaan dhiganaayey xiligaas wiil saaxiibkeey ah ayaan shumis guriga kula wadaagay balse aabahay ayaa igu qabta si lama filaan ah anigoo shumis ku guda jiro wixii markaas dhacay taariikh ayee noqotay waa la I ciqaabay maalinkaas.”

Waxaa la weydiiyay atoore caan ah oo ay xiriir la sameeysay ama isku dhaceen kii ugu horeeyay durbana waxay sheegtay inuu ahaa jilaaga caanka ah ee Brad Pitt dhanka kale waxaa la weydiiyay waxii ugu dambeeyay ee ay ka baadi goobto Google-ka.

Waxay tiri,” ma ahan wax xiiso leh ama aflaam anshax xumo ah ee waa wax lagu caajiso waxaan baadi goobay ama Google-ka ka raadiyay kareemka wiilasha marsadaan” Sunny Leone waxaa la filaa in sanadaha xigaan Bollywoodka aflaam heer sare ah la timaado kuwaaso awood ay ku yeelan karto.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

 




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...