Shweta Bachchan , Karan Johar Iyo Jilayaal Kale Oo Daawashada Kalank Lagu Casuumay (+Sawiro)

iyadoo maalinta Arbacada oo ay taariikhda ku beegantahay 17 April waxaa si rasmi ah tiyaatarada loo saari doona filmka weyn Kalank kaaso laysugu keenay aktaro waa wey sida Varun Dhawan , Alia Bhatt , Mandhuri Dixit , Sanjay Dutt , Sonakshi Sinha iyo Aditya Roy Kapur

filimkan waxa uu ka mid yahay aflaamta ugu waa weyn kuwaaso sanadkan sida weyn loo sugaayo waxaana Kalank director ka ah ninka lagu magacaabo Abishek Verman halka uu soo saare ka yahay Karan Johar

Kalank waana filim sheeko ahaan ka hadlaayo 40-maadkii xiliga Hindiya xurnimada qaadanin sida bulshada midda dabaqada sare ay adkeyn inay nolol la wadaagto midda dabadaqa hoose ah filimkan jaceylka iyo sharafka qoyska sida aysan iskula jaan qaadi karin xurnimadii Hindiya ka hor ayaa looga hadlaa.

haddaba waxaa filimkan daawadashadiisa lagu casuumay qaar ka mid ah shaqsiyaadka ugu caansan gudaha bollywoodka sida Karan Johar Iyo Aktaro Kale Oo Badan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*