Siddhart Malhotra iyo Parineeti Chopra Oo Dhigtayn  Xaflad Loogu Dabaal-dagayo Dhamaystirka Duubista Filimkooda Jabariya Chodi ( Sawiro)

Sidharth Malhotra iyo Parineeti Chopra ayaa waxa ay midoobayn  filmka lagu magacaabo Jabaraiya Jodi kaaso ah mashruuc jaceyl oo looga hadlaayo af duubka wiilka arooska loo geesto xiliga guurka marka la gaaro.

Jabariya Jodi micnaheeda waa lamaanihii la qasbay oo ah lamaane la qasbaayo oo guur lagu qasbaayo inee si qasab ahna la isugu guurinaayo waana magaca cusub ee mashruucan.

haddaba labadan aktar ayaa waxa ay ka qayb-galayn xaflada loogu dabaal-dagayso dhamaystirka duubista filimkan taaso ay u dhigtay gabadha soo saaraha ah ee lagu magacaabo Ekta Kapoor waxaana Director ka ah Prashant Singh waxaana si rasmi a loo daawan doona 12 bisha July ee sanadkan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*