Sidharta Malhotra QSQT, Ranveer Singh Rangeela Iyo Atoorayasha Dhalinta Ee Ku Haboon Filmada Big Hits Noqdeen Ee Aamir Khan Sameyay (+Sawiro)

Aamir Khan oo kamid ah atoorayasha India ugu wanaagsan waxuu sameyay filmo Classic ah oo ganacsi ahaan iyo sheeko ahaanba aad loo soo dhaweyay darajo wacana gaaren.

Khan filmadiisa inta badan waa kuwa hal abuur leh ama fariin cusub xambaarsan sido kale ayagoo markii hore sheeko ahaan wanaagsana ayee hadana ganacsi Bollywoodka kucusub oo ay waligood sameynin sameyaan ama waa atooraha darajo cusub ee dhanka ganacisga bilaawo.

Hadaba waxaa qiimeyn lagu sameyay atoorayasha dhalinta ah ayadoo doorarkii Aamir horey usameyay dib loogu noqday waxaana lasameyay atoore walba oo dhalin ah maanta waxaa la firiiyay doorarakas midka ku haboon ama dabeecad ahaan isku egyihiin lana dhihi karo atoorahas doorkan waa kasoo bixi karaa.

Tusaale ahaan Aamir filmkiisa Classic-da noqday ee Qayamat Se Qayamat Tak waxuu kujilaa wiil aqiyaar ah balse jaceyl waali ah u qaadayo gabar sida awged marka loo soo noqdo dhalinta maanta waxaa lagu qiimeyay atooraha Sidharta Malhotra aya doorkas u ek ama kasoo bixi kara maadama uu yahay nin degen aqiyaarna ah sido kalena madadaalo aan sameynin sida Varun oo kale marka doorkas la fiiriyona Sidharta degenaantisa waa mid is shabahdo.

Hadaba Aan Wada Aragno Door WalbaOo Uu Aamir Sameyay Iyo Atooraha Dabeecad Ahaan Uu Shabaho:

Sidharta Malhorta: Qayamat Se Qayamat Tak

QSQT-Sid

Ranveer Singh: Rangeela

Rangeela-Ranveer

Rajkumar Rao: Sarfarosh

Sarfarosh

Vicky Kaushal: Lagaan

Lagaan-Vicky

Tiger Shroff: Ghajini

Ghajini-Tiger-Shroff

Jo Jeeta Wohi Sikandar:

Jo-jeet-wahi-Sikendar-Varun

Ranbir Kapoor: Dil Hai Ke Manta Nahin

Dil-Hai-Ke-Maanta-Nahin---Ranbir-Kapoor

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*