Sidharth Malhotra, Tiger Shroff, Shraddha Kapoor Iyo Jilayaasha Aan Sameynin Film Taariikhi Ah Ilaa Hadda (+Sawiro)

Bollywoodka mudooyinkan dambe waxay iska daba keenayaan aflaam taariikhi ah oo ka hadlayaan dhacdooyin horey udhaceen ama sheeko u ek dhacdo dhacday xitaa xidigaha jiilka dambe ayaaba aflaamtan waaweyn kasoo muuqanayaan.

Filmad waaweyn ee taariikhiga ah mudooyinkan dambena la daawaday waxaa kamid ah Baahubali, Padmaavat, Bajiaro Mastani iyo kuwa kale waa mashaariic ah khiyaali ah loo sameeyay balse lagu dabaqay dhacdooyin hore.

Aflaamta taariikhiga ah ee dhacdooyin hore si toos ah looga sameeyay sido kalenaa looga sameeyn doono waxaa kamid ah Takht, Shamshera, Tanaaji, Kalank, Kesari iyo kuwa kale oo badan hadaba waxaa jiraan jilayaan dhowr ah oo aan wali calfanin inee kasoo muuqdaan filmadan boqortooyada iyo taariikhiga ah.

Sedex jilaa caan ah oo dhalinta maanta kamid ah ayaa jiraan kuwaaso wali aan kaso muuqanin film taariikhi ah halka jilayaasha ay la xifaaltmaan marhore sameyeen qaar kalena la imaan doonan aflaamtan sedexdaas jilaa ee wali sugayaan film taariikhi ah waxay kala yihiin..

Tiger Shroff

Sidharth Malhotra

Shraddha Kapoor

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*