Simmba Oo Si Weyn Kaga Faaidestay Maanta Fasaxi Sanadka Cusub Iyo Ganacsigiisa Qayaas Ahaan Uu Sameeyay!!

Inaba caadi ma ahan Filmka Action-ka ah ee Simmba sida uu maanta kaga faaidestay fasaxii jiray ee loogu dabaal dagaayey sanadka cusub 2019 ganacsi taariikhi ah ayuuna sameeyay mashruucan oo laga diiwaan gali doono.

Simmba ganacsiga uu maanta ilaa caawa fiidkan uu gudaha India ka sameeynayo waxuu kula tartamayaa axadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay sida la filaayana inuu la bar bardhigo ayaa macquul ah ganacsigii axada.

Subaxii hore hindiya waxuu ku furmay si ka hoosesa sidii uu kufurmay axadii aan soo dhaafnay balse galabtii xiliga hindiya ilaa caawa waxuu la tartamayaa axadii aan soo dhaafnay maadama sare ukaca ka siman yihiin.

Halkaan hoose kaga bogo isku bar bardhig lagu sameeyay mashruucan sida uu ku furmay maanta iyo sida uu ku furmay axadii aan soo dhaafnay ayadoo laga qiyaas qaatay ganacsi uu sameeyay maanta..

Maanta subaxii hore: 32-33% ayuu ku furmay halka axadii subaxdii hore uu ku furmay 50-55%

Maanta duhurki ilaa galabtii waxuu sare u kacay 85-90% axadiina waxuu sare ukacay 85-90% duhurkii ilaa galabtii.

Caawa fiidkan waxuu isku celiyay 85% halka axadii uu isku celiyay 85-90%

Qiyaaska xili hore waxay sheege in Simmba maalintiisa 5-aad uu keenay 25 ilaa 26 Crore inta udhaxeysa sido kale waxaa macquul ah in uu ka bato tiradaas maadama bari subaxii si rasmi ah loo ogaan doono ganacsigiisa rasmiga ah.

Hadii qayaastan sax noqoto waxay ka dhigantahay in Simmba mudo 5 maalmod ah uu ku keeni doona lacagao sare udhaafayaan 120 Crore waana film Hit ah wadadii Super Hit uu ku noqon lahaana hayo balse ganacsigiisa arbacada ayaa laga ogaan doona inuu Super Hit noqon doono filmkaan.