Sonali Benre, Irrfan Khan, Manisha Koirala Iyo Xidigaha Caanka Ah Ee Cuddurka Kansarka Ku Dhacay (+Sawiro)

 

Xidigaha Bollywoodka ee cuddurka Kansarka kudhacay wey fara badan yihiin qaarkoodna weyb u geeriyoodeen sida Rajesh Khann, Feroz Khanna iyo kuwa kale oo badan.

Hadaba waxaan soo helnay ilaa 15 Jilaa oo cuddurka Kansarka laga helay qaarkoodna maanta aan nooleyn oo sabab ahaan ugu dhintee cuddurkaan haliska ah ee Kansarka.

Sonali Bendre iyo Irrfan Khan ayaa hader la dagaalamayaan oo cuddurkaan bilaw ku yahay waxayna kusuganyhiin London iyo New York halkaaso ay daawooyin ku qaadanayaan.

Halkaan hoose kaga bogo sawirada 15 jilaa oo caan ah oo cuddurka kansarka laga helay xiliyo kala duwan.

Sonali Bendre: wey la dagaalameysaa

Irrfan Khan: wuu la dagaalamaya

Nargis: wey u geeriyootay

Manisha Koirala: ugu badnaan wey ku guulesatay inee ka bad baado

Anurag Basu: Ugu badnaan wuu ku guulestay la dagaalanka Kansarka

Lasoco Qeyba Xigta…

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…