SRK, DeepVeer, Hritik Roshan Iyo Xidigaha 2018 Airport-ga Mumbai Qabsadeen (+Sawiro)

Waxaa so idlaaday ama soo dhamaaday sanadkii 2018 ee aan ku guda jirnay kaaso aan wax badan kaga hadalnay dhacdooyin badan oo ka dhaceen Bollywoodka iyo koonfur India-ba.

Hader waxaa la guda galay sanad cusub oo maanta uu bilawday waxaa la galayaa jadwal cusub iyo qorsho cusub waxaan arki doona aqbaarad cusub, aflaam cusub iyo jilayaal cusub.

Hadaba shabakadaha caalamka ayaa qorayaan warar hordhac ah oo ay kaga hadli doonan maxaa dhici kara sanadkaan 2019 Bollywoodka maxay la kulmi karaan yaa kusoo biro doono, aflaam noocee la sugaya iyo mowduucyo kale oo la xariira.

Sidaan wada ognahay sanadkii hore 2018 aflaam badan ayaa guulesteen kuwa kalena wey guul dareesteen, xidigo cusub ayaa Bollywoodka imaadeen dhacdooyin layaab leh ayaa dhaceen 2018.

Waxaa hader lasoo bandhigay xidigaha xiliyo kala duwan Airport-ga Mumbai JAAM ka dhigeen ama mashquul iyo bulsho badan ka dhigeen kadib taageerayaashooda oo soo buux dhaafiyen goobta sanadkii 2018.

Karan Johar, Hritik Roshan, Shah Rukh Khan, DeepVeer iyo kuwa kale ayaa kamid ah xidigahan kuwaso hadal heyn weyn abuureen markii taageerayashoda si lama filaan kula kulmeen Airport-ga halkaan hoose ka daawo sawirada laga soo bandhigay..

w1

w2w3

w4

w5