Star Count: sida loo kala sheeko film wanaagsan yahay atoorayasha Bollywoodka (IMDB-Rating)

Madaama aan joogto u wadno Soo Daabicida atoorayaasha Bollywood-ka iyo filimada ay sameeyeenkuwooda ugu sheekada wanaagsan dhanka IMDB-Rating-ka iyo xidigaha ay ka heleen (Stars) waxaan muhiim u aragnay inaan soo daabacno atoorayaasha iyo sida ay isaga kala sareyaan xidiga filmadooda sheeko wanaag ahaan loo siiyay (Stars).

Xeerka maqaalka ayaa ah sida la isaga kala badan yahay xidigaha tusaale ilaa hada atoorayaasha aan soo daabacnay waxaa ugu sareya Aamir Khan oo filmadiisa 10-ka aan kasoo xulnay waxay ku xeen daabanyihiin 8 xidig (8/10) xidigaha IMDB-Rating ka maadama filmadiisa 10-ka ugu sheekada wanaagsan ay ku dhex jiraan lambar 8 sida aawged waa atooraha ugu sheekada wanaagsan filmada inta atoore ee ilaa hada aan soo daabacnay.

Waxaan idinla wadaagnaa marwalbo oo aan Update ku sameynaa atoore walba iyo 10-kiisa film ugu sheekada wanaagsan waayo atoore walba sanadkii filmo cusub ayaa u soo baxaan sida awged hadii atoore film cusub keeno filmkaasna sheekadiisa xidigo badan helaan waxaa waajib ah in maqaalka aan Update ku sameyno.

Ilaa iminka shabakada Filimside waxayidiin la wadaagtay 9 atoore kuwaaso aan mid walba 10-kiisa film ugu sheekada wanagasan idiin la wadaagnay, hadaba sidee 9-kan atoore isaga kala sareyaan dhanka sheeko wanaaga (IMDB-Rating) sido kalena ugu kala badanyihiin xidigaha(Stars) ay bixisay IMDB-Rating-ka si aan u ogaano jawaabta halkaan hoose kaga bogo:

Aamir Khan: 10-kiisa Film ugu sheekada wanaagsan xidigaha uu IMDB-Rating ka kahelay waxay u dhaxeyaan lambar 8 ayadoo 10-kiisa film guud ahaan lambar 8 wada galeen (8/10)

Amitabh Bachchan: 10-kiisa Film ugu sheekada wanaagsan xidigaha uu IMDB-Rating ka kahelay waxay u dhaxeyaan lambarada 7-8 (7/10 iyo 8/10).

Shah Rukh Khan: 10-kiisa Film ugu sheekada wanaagsan xidigaha uu IMDB-Rating ka kahelay waxay u dhaxeyaan lambarada 7-8 (7/10 iyo 8/10).

Akshay Kumar: 10-kiisa Film ugu sheekada wanaagsan xidigaha uu IMDB-Rating ka kahelay waxay u dhaxeyaan lambarada 7-8 (7/10, iyo 8/10).

Ajay Devgan:10-kiisa Film ugu sheekada wanaagsan xidigaha uu IMDB-Rating ka kahelay waxay u dhaxeyaan lambarada 6-8 (6/10, 7/10 iyo 8/10).

Salman Khan: 10-kiisa Film ugu sheekada wanaagsan xidigaha uu IMDB-Rating ka kahelay waxay u dhaxeyaan lambarada 7-8 ( 7/10 iyo 8/10).

Hritik Roshan: 10-kiisa Film ugu sheekada wanaagsan xidigaha uu IMDB-Rating ka kahelay waxay u dhaxeyaan lambarada 6-8 (6/10, 7/10 iyo 8/10).

Sunny Deol: 10-kiisa Film ugu sheekada wanaagsan xidigaha uu IMDB-Rating ka kahelay waxay u dhaxeyaan lambarada 6-7 (6/10 iyo 7/10).

Shahid Kapoor: 10-kiisa Film ugu sheekada wanaagsan xidigaha uu IMDB-Rating ka kahelay waxay u dhaxeyaan lambarada 5-8 (5/10, 6/10, 7/10 iyo 8/10).

Sida sare kuxusan waxay magacyada isaga kala horeyaan sida dhibcaha ama xidigaha qiimeynta IMDB-Rating-ka loogu kala badanyahay filmadooda 10-ki mid walba loo soo xulay…

F.G: Xogtaan Waa Mid Aan Marwalbo Update Ku Sameyn Doono Marwalbo Oo Aan Idin La Wadaagno Atoore Walba Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan….

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*