BOX OFFICE Nolosha Jilayaasha WARARKA MAANTA

Star Power-ka 40-maadkii: Waa Kuwee 3-Atoore Sanadii 1942 Bollywood-ka Ugu Awooda Badnaa

 

K L Saigal (Bidix), Ashok Kumar (Dhexda), Prithviraj Kapoor (Midig)

Hordhaca:

Madaama 10-kaan sano gabo gabo (2010 ilaa 2019) gabo gabo ku dhow yahay sidoo kalena Star Power-ka atoorayasha aan kasoo sheekeenay waxaan dib ugu laaban doonaa xogta rasmiga ah ee la heli karo kana soo bilaabato awooda fanka Hindiya.

Aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran waxaan horey ula wadaagnay Star Power-ka awooda atoorayaasha sida ay ahayd 90-maadkii (1990 ilaa 1999), 2000-maadkii (2000-09) iyo 10-kaan sano aan guda jirno (2010 ilaa 2019) kaliya xogta 2019 ayaa naga harsan marka uu sanadkan dhamaado ayaan idinla wadaagi doonaa insha Allah.

Star Power-ka Hindiya xogta la heli karo waxay kasoo bilaabataa 1940 sidaa darteed waxaan marka kowaad ka sheekeen doonaa 1940 ilaa 1949 fanka Hindiya yaa ka talin jiray.

Sanadii 1942 Iyo 3-Atoore Ugu Awooda Badneyd Bollywood-ka:

1. K L Saigal: HIT-ka ugu weyn uu sameeyay 1942 wuxuu ahaa Bhakt Surdas.

2. Ashok Kumar: Wax filim ah HIT uma noqonin sanadii 1942.

3. Prithviraj Kapoor:Wax filim ah HIT uma noqonin sanadii 1942.

Sharaxaad Guud Bollywood-ka Wixii Ka Dhacay 1942:

K L Saigal Heesaaga Superstar-ka Hindiya heestay xiligaa 40-maadkii isaga ayuu ahaa waxaana 1942 HIT weyn u noqday Bhakt Surdas.

Ashok Kumar sanadii 1942 wax filim ah HIT dhameestiran uma noqonin wuxuuna ahaa sanad aan u wanaagsaneyn inkastoo uu ahaa atooraha labaad Bollywood-ka ugu awooda badan xiligaas.

Prithviraj Kapoor sanadii 1942 wax filim ah HIT dhameestiran uma noqonin wuxuuna ahaa sanad aan u wanaagsaneyn inkastoo uu ahaa atooraha labaad Bollywood-ka ugu awooda badan xiligaas.

La Soco 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badnaayeen Star Power Ahaan 1943 Iyo Wixii Dhacay Xiligaas.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

Related posts

Xiiso: Salman Khan Seedigiisa Ayush Sharma Oo Kashifay 5 Waxyaabood U Gaar Ah Oo Aadan Ka Ogeyn Aktarkan

Jabriil Abdikadir

Maxaad Ka Taqaanaa Shaqsiyaadka Ugu Qanisan Dunida Ee Hantidooda Gaartay Billions?

Waa Kuma Xidiga Cricket-ka Ciyaara Ee Kareena Kapoor Ka Hesho Balse M.S.Dhoni Iyo Rohit Sharma Midna Ma Ahan!!

Ali Aadan

Rasmi: Filimka Student of The Year 2 iyo Jimcadiisa labaad ganacsiga uu sameeyay

Zakarie

Oraahyada Jaceylka Ah Ee Shah Rukh Khan Laga Dhaxlay Dad Badana Adeegsadaan!!

Ali Aadan

Salman Khan”Katrina Kaif Waxay Joogtaa Boos Ay Si Awood Ku Dheehan John Abraham Film Kaga Saari Karto Maxuu Yahay John-ka Sheegeyso” Wareysi Xiiso Leh Nala Akhriso (+Sawiro)

Ali Aadan