Stylish Star Allu Arjun Iyo Xidigaha Caanka Ah Ee Uu Taagero Wax Badan Ka Ogow!!

 

Super Star Allu Arjun sido kalena loogu yeero magacyada Bunny ama Stylish Star waa mid kamid ah Super Stars-ka ugu caansan koonfur India kaasi oo ka xamaashta Telugu Industry.

Hadaba xidigaan qaab jiliinka cajiibka ah leh waxaan idiin kaga heynaa xidigaha uu taageraha u yahay iyo filmka uu aadka uxiiseyo daawashadisa.

Allu Arjun waxuu taagero rasmi ah u yahay adeerkisa laxmiga ah Chiranjeevi kaaso ah Mega Star-ka ugu weyn Telugu taariikh ahaan.

Sido kale dhanka atirishooyinka waxuu ka taagera atirishada Bollywoodka Rani Mukerji taaso ah atirishad kowaad ee caalamka oodhan uu ka taagero.

Ugu Dambeyn Allu Arjun filmka uu ugu jecelyahay daawashadiisa misane uusan ka dhargeynin waa filmka Indra ee uu hogaamiye ka ahaa Mega Star Chiranjeevi.

Yaad Jeclaan Lahed Inaad Ogaato Atoore Ama Atirisho Xidigaha Ay Taageraha U Yihiin?