Sunny Leone Oo Sheegtay Inay Badashay Hooyo-Nimada

Sunny Leone Waxa Ay U Dhalatay Wadanka Canada Iyadoo Xirfadeeda Markii Hore Ka Bilowday Inay Sameeso Aflaam Anshaxa Xumada Ka Dib Waxa Ay Kusoo Biirtay Shirkadda Bollywood-Ka

Iyadoo Markaas Kasoo Muuqatay Aflaamo Muuqaalo Dareen Leh Sida Jim 2, Ragini MMS 2, Ek Paheli Leela, Kuch Kuch Locha Hai, Mastizaade, Iyo Tera Intezaar .

Sunny Leone Ayaa sheegtay Mar La Weydiiyay In Dareemayso Is Badal Fiican Ka Dib Markii Ay Noqotay Hooyo Iyadoo Qoslaysa Ayaa Waxay Tiri Haa Dabcan Waa Nolosha Tan Ugu Wanaagsan Waa Wax Aan Sugaya Muddo Badan Waana Ku Farax-Sanahay

Waxan Ka Fakiraya Oo Aan Doonaya Inay Helaan Nolol Fiican Iyo Mustqabal Wanaagsan. Sunny Waxa Ay U Dhaxdaa  Daniel Weber Iyadoo Soo Korsatay 3 Caruur Aysan Dhalin Oo Lagu Kala Magacaabo Nisha , Noah Iyo Asher