Super Star Dharmendra Filmkiisa Aatank Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!!

Super Star Dharmendra waxaa maanta oo kale u soo baxay filmkiisa Action-ka ah ee Aatank kaaso ay kula weheliyaan xidigaha kala ah Hema Malini, Amjad Khan, Vinod Mehra iyo kuwa kale.

Filmkaan waa film soo daahay maadam xili hore la duubay balse dib udhac weyn ayaa ku yimid xiliga la daawan lahaa waxaana si rasmia h tiyaatarada loo saaray sanadkii 1996 ayadoo mudo sanado badan meel la iska dhigay…

Maanta oo kale 9 Febraayo sanadkii 1996ayaa la daawaday filimka Aatank  oo noqday mashruuc guul darestay ama burburay hadaba sida filimkan Flop ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Prem Lalwani

Tiyaatarada laga daawaday: 25

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 4.75 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  13 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay:  21.25 Lakh

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 1.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 40.75 Lakh

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 5.22 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 69 Lakh

Tirada tikit u goosatay – 543,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 13.25 Lakh

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 4.0/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…