Super Star Mithun Chakraborty Filmkiisa Sikanadar Sadak Ka Iyo Sida Uu Ku Guul Darestay!!

 

Sikandar Sadak Ka waxaa hogaamiye ka ah Super Star Mithun Chakraborty waana film la daawaday maanta oo kale 1 Jan sanadkii 1999 balse guul daro taariikhi ah kudhacday maadama uu noqday Disaster ama film burburay.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Sikandar Sadak Ka iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday:

Jilayaasha Filmka: Mithun Chakraborty, Manik Bedi, Samrat Mukerji, Monica Bedi, Mohan Joshi, Anjana Mumtaz, Smita Jaykar, Aasif Shaikh, Jonny Skolnick, Kader Khan, Shakti Kapoor, Paintal, Shehzad Khan

Director: T L V Prasad

Xiliga la daawaday: 1 January 1999

Tiyaatarada laga daawaday: 65

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 10.50 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 28 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 43.25 Lakh

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 2 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 68.50 Lakh

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 14.68 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 1.18 CroreTirada tikit u goosatay – 673 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 28 LakhNatiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating –4.3 /10