Super Star Sunny Deol Iyo 10-kiisa FIlm Ugu Sheekada Wanaagsan Wax Ka Ogow!

Sunny Deol waa mid kamid ah Super Stars ugu waaweyn Hindiya waana jilaa dunida oo dhan caan ka ah ayadoo taagerayaal fara badan uu ku leeyahay daafaha caalamka.

Deol waxuu sameyay aflaam dhaxal gal ah oo ilaa maantadan la wada jecelyahay ayadoo doorar kala duwan uu shaashada kujilay waana atoore door walba caan ku ah asigoo u cadaalad fala.

Hadaba waxaan idiin heynaa 10ka film ee Sunny ugu sheekada wanaagsan ayadoo kuwa filmada ka faalodan xidigaha ugu badan siiyen.

Qiimeynta IMBD darajo wanagsan aye ka gaaren aflaamta Deol, fadlna halkaan hoose kaga bogo 10-ka film ee sheeko ahaan ugu wanaagsan Sunny Deol filmadiisa.

Darr: 7.9/10

Border: 7.9/10

Damini: 7.9/10

Ghayal: 7.7/10

Ghatak: 7.4/10

Arjun: 7.2/10

Gadar: Ek Prem Katha: 7.1/10

Chaalbaaz: 6.8/10

Dacait: 6.7/10

Betaab: 6.7/10