Taimur Ali Khan Oo Sanadkaan Bollywoodka Dhexda Galay Dhacdo Walbana Lagu Lifaaqay (+Sawiro)

Sanadkii 2018 ee soo jiray mudada dheer markaan waa gabo gabo kaliya ilaa 4 maalmod ayaa ka dhiman waxaana la guda gali doonaa sanad cusub (2019) jadwal cusub, shaqo cusub iyo waliba la kulanka dad cusub.

Marka aan ka hadalno Bollywoodka sanadkaan sanad u wanaagsan ayuu ahaa sida guud balse dad gaar ah sanad wanaagsan uma ahen dad gaar ahna sanad wanaagsan ayuu u ahaa.

Bollywoodka macaash weyn aye ka dhargeen sanadkaan sido kalena qasaaro iyo jab xoogana waxuu kasoo gaaray dhanka Khans-ka oo mid walba hal film la yimid lacago badana lumiyay.

Waxaa kaloo sanadkaan la argay xidigo caan ah oo la fadeexestay fara xumeena lagu eedeyay waxaa kaloo la arkay shaqsiyaad caan ah oo geeriyoodeen, shaqsiyaad caan ah oo guursadeen iyo waliba shaqsiyaad caan ah oo caruur loo dhalay.

Hadaba wiilka ay dhaleen Saif Ali Khan iyo Kareena Kapoor ayaa noqday cunuga ugu saameenta badan 2018 waxaana laga sameeyay sawiro badan isagoo dhexda laga galiyay dhacdooyin badan oo dhaceen.

Dhacdooyinkas waxa kamid ah aroosyada xidigaha caanka ah sida aad sawiro badan ku arki doontaan kaartooyiin aflaam oo uu kudhex jiro halkaan hoose ka daawo sawirada Taimur laga sameeyay.

taimur-bday

taimur-bday2 (1)

taimur-bday-3

taimur-bday1

taimur-bday-4

taimur-bday-5