Taxliil Kusaabsan Gabadha Filimsameyaha Ah Ee Farah Khan Awoodeeda Box-officeka!!

 

Farah Khan ayaa maanta u dabaal dageysay sanad guurada dhalashadeda waxayna maanta jirsatay 54 sano maadama y dhalatahay maanta oo kale 9 Jan 1965.

Farah Khan waa mid kamid ah gabdhaha filimada sameyaan hadana waa mid kamid ah Filimsameyaalka ugu guulaha badan.

Xidigtaan waxay filimsameynta bilaawday sanadkii 2004 waana mid guusha usaaxiibka ah ilaa hadana majiro filim ay Director ka noqotay oo ka guuldarestay.

Fadlan Hoos kaga bogo Taxliil Kusaabsan Farah Khan Awoodeeda Box-officeka:

Magaca Filimka              Xiliga La Daawaday              Lacaga Uu Keenay                Natiijada Uu Gaaray:

Main Hoon Naa             30 Apr 2004                          36,20,00,000                         Hit

Om Shanti Om               9 Nov 2007                          78,16,50,000                         Blockbuster

Tees Maar khan             24 Dec 2010                         60,57,25,000                         Semi-Hit

Happy New Year            24 Oct 2014                         1,78,41,00,000                       Super Hit

Kala Saarida Natiijo Ahaan Filimada Kkor Kuxusan:

All Time Blockbuster: 0

Blockbuster: 1

Super Hit: 1

Hit: 1

Semi Hit: 1

Guud ahaan Farah Khan mudadii ay filimada sameyneesay waxay sameysay 4 filim ookaliya waxaana xusid mudan in 4 taba ay guulesteen ganacsi ahaan taasi oo kadhina in 100% Farah khan filimadeeda guulesteen.

Farah Khan filimada ay sameysay waxaa Hit dhamestiran noqdee 3 filim taasi oo kadhigan in 75% filimadeda Hit dhamestiran noqdeen xidigtaan waana guul aan la taaban karin.