Top Telugu USA Premieres: Aravindha Sametha oo kaalinta 7-aad ka galay filimada maalin barkeed lacagaha ugu badan USA kasoo xareeyeen

Waa xiligii Jr NTR kaliya laga sheekeyn lahaa awoodiisa Tollywood-ka madaama filimkiisa Aravindha Sametha si waali ah USA Boxoffice kaga furmay arbacadii gelinka dambe asigoo keenay $ 791,021.

Haddaba shabakada Andhra Boxoffice waxay soo daabacay aflaanta Telugu ama Tollywood kuwooda lacagaha ugu badan maalin barkeeda ama gelinka dambe tiyaatarada USA la saaray ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen.

NTR filimkiisa filimkiisa Aravindha Sametha kaalinta 7-aad ayuu kaga jiraa filimada ugu bilaabashada wanaagsan USA Boxoffice balse NTR ahaan waa filimkiisa ugu bilaabashada wanaagsan ebid USA Boxoffice waana guul lixaad ah oo Superstar-kan usoo hoyotay.

Fadlan hoos kaga bogo aflaanta Tollywood ee ugu bilaabashada wanaagsan USA Boxoffice ayadoo gelinka dambe ama maalin barkeeda la daawaday:

1. Baahubali 2  1st Day (Thu+Fri) $4,598,336

2. Agnyaathavaasi (Tuesday) $1514K ($25)

3. Baahubali – $1,395,309 ( Tamil $10850 from 23 screens ) ($25)

4. Khaidi No.150 $1,295,613 (Tuesday) ($25)

5. SPYder $1,005,630 (Tuesday) ($25)

6. Bharat Ane Nenu $800K Apx ($20)

7. Aravindha Sametha  (Wed) $797K ($20)

8. Rangasthalam $707K ($20)

9. Sardaar $616K  ($25)

10. Jai Lava Kusa $589,219 (Wed) ($18)

11. Janatha Garage $584K (Wed) ($20)

12. Brahmotsavam $560K (149 Locs) ($25)

13. Srimanthudu $536K  ($20)

14. Aagadu $524K (108 Locs) (Thursday) ($20)

15. Katamarayudu 1st Day (Thu+Fri) $707K

16. Geetha Govindam around $400K (Tuesday)

17. Gautamiputra Satakarni $373K (Wed) ($20)

18.Nannaku Prematho 355K (Tuesday)

19. S/O Satya Murthy $ 347K (Wednesday)

20. Mahanati $314K (Tuesday)

21. Attarintiki Daaredi $309K

22. DJ 1st Day (Thu+Fri) $550,816

23. MCA $304K (Wednesday) ($15)

24. Bruce Lee – The Fighter $285K

25. Gopala Gopala  $282k (Friday)

F.G: Filimada qaar waxaa ku hor qoran lacagaha lagu iibsaday tikit-kooda maalinta kowaad, sidoo kalena Baahubali 2 Khamiis + Jimco waxaa loo dhahay in Khamiistii xili dambe oo Jimco soo galeyso tiyaatarada la saaray waxaana la xisaabiyay maalin barkeeda ganacsiga uu sameeyay.